Magacyada Guddiyada uu R/W Rooble soo macaabe ee NISA ka tirsan


 A C-WARAR

 Magacyada Guddiyada Heer Federaal iyo Heer dowlad- gobaleed ee NISA ka tirsan taasu oo marsii hureeysay eey ka biyo diideen musharaxiinta utaagan madaxtinimada dalka 2021

Madaxweynaha Dowladda federaaalka Soomaaliya Maxamed Abdullahi Farmaajo ayaa aad ugu dadaalayo sidii uu kursiga dib ugu soo laaban lahaa, isaga oo isticmaalayo dadka ka faa’iiday afartii sano ee uu farmaajo kursiga ku fadhiyay, kuwaas oo doonayo in farmaajo kursiga lagu haayo xeelad kasta iyadoo loo maraayo xitaa qoraga caaradiisa haddii ay qasabtahay.
Waxaan halkaan ku cadeeyneynaa saraakiisha ciidanka NISA ee ku jira Guddiyada Heer federaal iyo Heer dowlad-gobaleed

Heer federaal
1) Maxamed Xasan Maxamed ( Kornel ,NISA)
Shaqada: ( Madaxa waaxda Diiwangilinta ee NISA)
Qabiilka (Abgaal)
2) Cabdirizaaq Cali Kaahin (Kabtan NISA)
Shaqada: (Madaxa qeeybta baratakoolka xafiisak agaasimaha NISA)
Qabiilkiisa ( Raxanweyn)
3) Garaad Yuusuf Maxamuud (laba xidigle NISA)
Shaqada: (Taliyaha ciidanka guddoomiyaha Maxkamadda sare)
Qabiilka: Dir, Isxaaq

Hirshabeele
1) Anas Cabdicaziiz Mohamed (hal xidigle NISA)
Shaqada: Xoghayaha qaaska ee TNQ
Qabiilka: gugundhabe, Jajeele
2) Yoonis Xasan Xuseen (Hal xidigle NISA)
Shaqada: (qeeybta Kaalinka NISA)
Qabiilka : Reer owxasan

Koofur Galbeed
1) Nuuradiin Ibraahim Adam Saneey (, laba xidigle NISA)

Shaqada : ( Madaxa ladagaalanka argagixisada ee K. galbeed)
2) Abdirizaaq qaasim Mohamed (Shabaab hore, Hal xidigle)
Shaqada (Taliyaha NISA ee D. Baydhabo)
Qabiilka: shanta caleemood
Galmudug
1) Fahmo Xasan Maxamed (Laba xidigle NISA)
Shaqada: Madaxa Waaxda dibadda qeybta airporka ee NISA
Qabiilka: Habagidir Sacad
2) Abdirahman Ismail Shire (Hal xidigle NISA)
Shaqada: Taliye kuxigeenka Galmudug ee NISA
Qabiilka: Mareexaan

Post a Comment

0 Comments