Madaxweynahii Hore Xasan Sheikh uma Afduubnaan Doono Dalka Farmaajo

 




A C-WARAR

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay guddiyada doorashada ee ay soo dhistay Dowladda aysan doorashada ku galeyn wayo gudigaan waxaa lagu soo dhisay musuqmasuq waxa eey

kawada kooban yihiin sirdoonka NISA uu hugaamiyo fahad yasiim

Waxaa uu sheegay in madaxweyne Farmaajo uusan dooneyn in xilka uu u wareejiyo sidii isaga loogu wareejiyay.

“Hadda waxaan idhin sheegaa inaan  Wax Doorasho ah kuma galeyno guddiga ay magacaawday dowladda R/W/R”

Waxa uu sheegay inan Doorasho dalk aan ka dhici karin Sidaanna kuma dhici karto, shalay sida aan xilka u wareejinay uma rabyo inuu isagana (Madaxweyne Farmaajo) u wareejiyo”

“Waa inaan maalin cad tartanaa oo kala baxnaa. Lakin guddigaan kuma gali karno wax doorasho ah”

Post a Comment

0 Comments