Farmaajo muxuu sameyn doonaa kadib markii qabiilka Hawiyyah ay cadeeyeen inay la dagaalami doonaan Farmaajo



A C-WARAR


magaalada muqdisho  oo quriga ak47 qiimihiis uu ku u kacayay kadib markii eey sheegeen beesha haweya in eeysan yeeli doonin in madaxaween farmajo uu ku soo laabto kursiga  2021

tani ayaa timid kadib markii eey sheegeen mucaardaka in eeysan yeeli dooni gudiga uu soo magacaawey R/W/Roobe 

qabiilka Hawiye ay u diyaar garoobeen inay la dagaallamaan Farmaajo iyo dowladdiisa musuqmaasuqa ah ka dib markii ay hubkii ugu badnaa ka iibsadeen magaalada 

Muqdisho shacabka Soomaaliyeed waxay la il-darn yihiin dagaallo sokeeye muddo 30 sano ah, marka muddadan ayaa ku filan.waxaan ka cudsaneeynaan in farmajo iyo koox dhiisa in eey iskiiga dagaan xukunka oo eeysan u hurseedin dalka dagaal sukeeyo cusub


Post a Comment

0 Comments