Dowladdu waxay si arxan darro ah u xasuuqdaa shacabka Soomaaliyeed



 A C-WARAR

Dowlada musuqmaasuqa ah waxay xirtay 3 dhalinyaro ah waxayna si qaldan ugu eedeysay qaraxa, ayagoo bari ka ah.

 

Jaamac, oo ah wiil 17 jir ah ayaa sheegay in isaga iyo laba ka mid ah saaxiibbadiis ay fadhiyeen maqaaxi markii uu bam ku qarxay meel u dhow isla markiiba ay qabteen askartii. Saddex wiil ayaa la xiray iyada oo aan wax dacwad ah lagu soo oogin.

Jamaca wuxuu sheegay in si xun loola dhaqmay iyadoo lagu qasbay inay si been abuur ah u sheegtaan inay yihiin Al-shabaab ayna mas'uul ka ahaayeen duqeynta.

Dhallinyarada ayaa muddo dheer ku xirnaa magaalada Muqdisho iyaga oo aan maxkamad la soo taagin isla markaana aan wax dambi ah lagu soo oogin, kadibna waa la ganaaxay,mid kamid ah halka uu mid kale u dhintay jir dil halka jaamac laga qaaday madax furasho  jamac wax uu cudsi u gudbistey ciise oo baraha bulshada caan ka ah in uu u gud biyo dhibaatada soo gaartay caalmka ciise waa uu u ogolaaday jamac waxaa had la soo kurdhay in sirdoonka somaliya eey u soo diraan caga jugleen iyo in eey dili doonaay hehelkiisa 

Falalkan oo kale iyo xasuuqayo ayaa maalin walba ka dhaca magaalada muqdisho 

cidna kama hadasho dhibkaan ayaa qabsado dadka saboolka ah

halkaan ka dhageeso dhibaatada jaamac

https://bit.ly/3pwANOE
https://bit.ly/2HA2S6F

Post a Comment

0 Comments