Dowladda Soomaaliya mudadii uu Farmaajo jiray waxay shacabka Soomaaliyeed kula dhaqantey qaababkii ugu xumaa

 


A C-WARAR

dhibaatadha haysato dhilinyarada somaliyeed inta uu xukunka haayo farmajo iyo tacadiyaadka loogesto dad aan shaqo ku leheen kooxda alshabaab 3 dhalinyaro Soomaali ah, ayeey 

ciidamad NISA kaqabatay goobta uu Qarax ka dhacay dhalinyarada layaab ayeey ku noqotay in ay xireen dowlada, kadibna ay loo taxaabey xabsi ku yaalo degmada kaaraan  waxaana lagu eedeeyay inay mas'uul ka ahaayeen qaraxa. Dhalinyarada da'doodu udhaxeyso 17 ilaa 18 sano 

jir waxaana la weeydiinayaa halka uu qaraxa labaad uu ka dhicidoono ayadoo loo geestey  jirdilay kahor intaan su'aalo la weydiin si ay u baqaan una qirtaan danbi eeysan galin Xaqiiqdu waxay tahay in dowladdu ay u fasaxeyso Al-Shabaab inay kharibaan Soomaaliya Mana hor istaagi karto Dhallinyarada aan waxba galabsanna waxaa lagu eedeeyaa inay yihiin . 

Mid ka mid ah dhalinyaradii dhacdadaas qabsatay ayaa  caawinaad weriye la yidhaa Ciisa,waydiistey siddha uu soo dhigo barah bulshada ninka dhalinyarada ahina waxa uu la soo kulmay dhaqan xumo ka baxsan bini’aadanimada .. ciidamada dawlada ayaa garaacay ilaa uu miyir beelay…dawlada ayaa kadalbato dhalinyarad sidhaa eey ku soo qabtaan in eey madax firasho eey dhiibaan am loo diro xabsiga jencoo oon

Ama in la soo hur istaajiyo shaashadaha hortooda Iyagoo lagu qasbaayo in eey qirtaan inay ka tirsan yihiin al shabaab Maxaa xigay waxaa xigey in mid kamid ah 3 dhalinyaro uu geeriyodo jirdilka loo geestey dartiisa halka mid laga dhiibay madax furashada midka kae neh loo taxaabey xabsiga oo lagu xukumay 10 sano oo xarig ah eey deemahaan iyo kuwakale oo kasii foolxun ayaa lagula kacaa shacabka somaliyeed taasi oo eey hadiyo jeer eey geestaan sirdonka NISA uu hogaamiyo fahad yasiin


Post a Comment

0 Comments