cumar finish uu dil u ballamiyey mucaaradka

 




A C-WARAR

Cunar Filish, oo ka hadlayay munaasabad lagu taageerayay  Farmaajo, ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin  mucaaradka, waxa uuna usoo daliilsaday aayado qur’aan,

taas oo sanadkii 2006-dii sidaan oo kale Sheekh Shariif oo Midowgii Maxkmadaha ka tirsan usoo daliilsaday hoggaamiye kooxeedyo uu ka mid ahaa Cumar Finish.

 Finish ayaa musharaxiinta ku tilmaamay munaafiqiin mudan in la iska celsho, meel kastana lagu dili karo, taas oo halis weyn ku ah amniga musharaxiinta iyo guud ahaan mucaaradka  iyo shacabka somaliya tani ayaa ah mid eey ku abooreeyso dawlada farmajo in eey galiso dalka dagaal sokeeyo

warka ayaa sheegaayo in hadalka finish uu yahay mid ka soo baxay vill somaliya taasi oo larabo in looga taqluso mucaardka ama lagu abooro cabsi si eey u hesho dawlada farmajo soo laabasho

Qatarta ugu weyn ee ku jirto Khudbadii Cumar Filish waxaa is dul-taagay Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya waxa uuna yiri.

Cumarow qoriga dabka ah ee Fahad iyo Farmaajo kuu soo dhiibeen dhulka iska dhig adigu haku gubanin

Sidoo kale Xildhibaan Mahad Salaad ayaa yiri “Haddii dhago wax maqlaa kugu yaalaanna, dad dilow hakuu dambeeyo ee duqiyow xarunta dowlada hoose Gudoomiyaha aad ka tahay ee halka asbuuc korontadu ka dansantahay biilkeeda iska bixi!

Hadbo hadalka finish ayaa cadeen u ah qaraxii dhacay kadib khudbadiisa kaasi oo eey sheegatay al shabaab iyo in al shabaab eey la shaqeeyso dawlada farmajo  

Post a Comment

0 Comments