baarlamaanka somaliya oo soo bandhigay mooshin lagu tuuraayo farmajo

 




A C-WARAR

Dhamaan xubnaha baarlamaanka soomaaliya waxay isku raaceen in Farmaajo laga horyimado waxanay doonayaaan in laga codeeyo waa markii ay kawar heleen in farmaajo wado khidad u u doonaayo inuu ku badalo baarlamaanka soomaaliya.

Waxa uu doonayaa inuukeeno baarlamaan dhalinyara oo ku kharash garaynayo malaayiin doolar waxanu rabaa in uu meesha ka saaro baarlamankii hore.

Sida aan wada ogsoonahay dhalinyarada soomaaliyeed boqolkiiba 90% ayaa bilaa camala waxana aan haysan markaa farmaajo isaga oo ka faaiidaysanaya fursadan waxa uu doonayaa  inuu fikirkiisa meel mariyo.

Hadaanu nahay shacabka soo maaliyeed waanu kadiidanahay inay tani dhacdo waxaanannu la jiraa baarlamanka soomaaliyeed  hadii ay soobaxaan baarlamaanka dhalin yarada ahi waxaa dhacaysa in farmaajo uu noqondoono madaxwaynaha 30 ee soosocda .

Waxan leenahay anaga shacabaka soomaaliya waxaan lajiraa baarlamanka mana rabno inuu soo laabto

30sano ayaa dalki niig ku qubanaaye mana doo neeyno in uu markale qubto dhiig somaliyeed  

farmajo iyo waxa  dawo dhilifka u ah uu gu horeeyo fahad yasiin ha iskiiga tagaan dalka shacabka somaliya wax eey manta xaq u leeyihiin in eey helaan dawlada uu dalku ku santo

Post a Comment

0 Comments