Turkey & Qadar oo usoo gurmaday farmajo

A C -WARAR


 Erdogan ayaa dardar ku galinaay dib u doorashada Farmaajo 

si loo hubiyo saameynta uu ku leeyahay Soomaaliya, 

maadaama Farmaajo laga maamulo Turkiga iyo Qatar

 turkey waxa eey u joogtaa dalka somaliya in eey ka faa 

ideesato qeeyradka dalka uu ugu horeeyo shidaalka 

iyo in uu ardayda somaliya uu u fidhiyo wax barasho uu 

kadib neh geeyo xerooyinka lagu tawbaro ciidamada si uu 

ugu diro dalalka uu qalalaasaha uu kawadho   

Dadaallada Qatar iyo turkey ay ugu jiraan in Soomaaliy eey ka fureen saldhigyo cusub oo laga taageero argagixisada iyo kuwo kale oo  loogu talagalay hawlgallada lacagaha la dhaqay in lagu taageero howlaha qaran dumiska ah

sidhaa darteeda ayeey doha iyo turkey u dardar galinayan in uu soo laabto farmaj

Post a Comment

0 Comments