Miyuu Gyokeres Diyaar U Noqon Doonaa Kulanka Man United? Arteta Ayaa Ka jawaabay.

Gyokeres

Mikel Arteta ayaa aaminsan in Viktor Gyokeres 

 Mikel Arteta ayaa aaminsan in Viktor Gyokeres uu joogi doono “meel aad u wanaagsan” marka ay Arsenal u safri doonto Old Trafford kulankooda furitaanka horyaalka Premier League todobaadka soo socda Gyokeres ayaa ku soo bilowday kulankiisii ugu horeeyay Arsenal fiidnimadii Arbacada

Isagoo ciyaaray wax ka badan saacad iyadoo Gunners

Isagoo ciyaaray wax ka badan saacad iyadoo Gunners ay guuldarro 3-2 ah kala kulantay Villarreal kulan saaxiibtinimo Weeraryahanka oo 64 milyan ginni ugu soo biiray Arsenal wax ka yar laba toddobaad ka hor, ayaa tababar yar la qaatay kooxda

Qaab ciyaareedkiisa ayaa keentay wel-wel laga qabo

Qaab ciyaareedkiisa ayaa keentay wel-wel laga qabo diyaar ahaanshaha xiddiga laakiin Arteta ayaa kalsooni ku qaba in uu xiddigu diyaar buuxa noqon doono kulanka Man United

Waxaan u maleynayaa maskax ahaan iyo fahamka waxa uu u baahan yahay inuu sameeyo, waxay noqon doontaa 100 boqolkiiba ama ka badan sababtoo ah aad ayuu u diyaarsan yahay oo aad ugu kalsoon yahay in uu caawin doono kooxda, “ayuu yiri.

“Shaki igagama jiro inuu meel fiican joogi doono”.


Post a Comment

3 Comments

  1. Miyuu Gyokeres Diyaar U Noqon Doonaa Kulanka Man United

    ReplyDelete
  2. Haddii u imaado wuu qaadi doona

    ReplyDelete
  3. Waxaan u maleynayaa maskax ahaan iyo fahamka waxa uu u baahan yahay inuu sameeyo

    ReplyDelete