Horjoogayaashii kooxda Al-Shabaab ee Buulo Xaaji oo usoo gacan galay ciidamada dowlada

Kooxda alshabaab

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose

 Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta horjoogayaal ka tirsan kooxda AlShabaan ay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ee howlgallada ka wada halkaasi sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka hoggaamineyso waxa isa soo dhiibay illaa 4 ka mid ah horjoogayaashii Al-Shabaab u qaalbilsanaa deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose

Horjoogayaasha isa soo dhiibay ayaa kala ah Amiirkii

Horjoogayaasha isa soo dhiibay ayaa kala ah Amiirkii deegaanka Buulo Xaaji, madaxii maaliyadda Khawaarijta ee deegaankaas, madaxii sirdoonka iyo horjooge kale oo u qaabilsanaa ooHorjoogayaashan isa soo dhiibay ayaa kala ahaa Amiirkii tuulada Buulo Xaaji, madaxii maaliyadda khawaarijta ee degaankaas, madaxii Sirdoonka iyo horjooge u qaabbilsanaa waxa ay nabad-diidku ugu yeeraan Zakawaadka

Horjoogayaashan isa soo dhiibay ayaa kala ahaa 

Horjoogayaashan isa soo dhiibay ayaa kala ahaa Amiirkii tuulada Buulo Xaaji, madaxii maaliyadda khawaarijta ee degaankaas, madaxii Sirdoonka iyo horjooge u qaabbilsanaa waxa ay nabad-diidku ugu yeeraan Zakawaadka horjoogayaashan isa soo dhiibay ayaa kala ahaa Amiirkii tuulada Buulo Xaaji, madaxii maaliyadda khawaarijta ee degaankaas, madaxii Sirdoonka iyo horjooge u qaabbilsanaa waxa ay nabad-diidku ugu yeeraan Zakawaadka dhanka Zakawaadka.

Xubnaha isa soo dhiibay ayaa loo sameeyay soo dhaweyn, waxayna mari doonaan habraaca ay dowladda u dajisay in la marsiiyo xubnaha kasoo goosta kooxda Al-Shabaab ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa dhowaan kooxda Al-Shabaab ka xoreeyey deegaanka Buulo-Xaaji oo 90KM dhanka galbeed kaga began magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose

Dagaalka Al-Shabaab ayaa xilligaan maraya meel xasaasi ah, waxaana socda dadaallo dowladda ku dardar-gelinayso howl-gallada ka dhanka ah kooxda oo muddooyinkii dambe uu gaabis ku yimid, kaasi oo uu qeyb ka yahay howl-galka lagu xoreeyay deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose.

Si kastaba, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa waxaa dhowaan ku wajahan wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab, waxaana ujeedada ay tahay in laga xoreeyo deegaanada maamulladaasi

Post a Comment

0 Comments