Xasan kheyre waxa uu galay liis dheer oo xadgudubyo ah intii uu ra’iisul wasaare ka ahaa dalka

 

Qatar oo wadaha qorsho ay kheyre vilasomali ku geeyneeso haduu farmaajo fashilmo

 

Soomaaliya waxa ay u fashilan tahay tabar darida, nacasnimada, xamaasad la’aanta iyo xasilooni la’aanta Farmaajo iyo sidoo kale Kheyre naftiisa jeceyl, karti la’aan, musuq maasuq iyo islaweyni, sida ay qabaan diblomaasiyiin reer galbeed ah oo si joogta ah ula falgala. Waxay qiimeeyaan in Farmaajo uu ku nool yahay koonka is barbar socda (iyadoo Kheyre uu la ildaran yahay xaalad nafsi ah oo nafta-jaceyl ah oo sii hurineysa islaweynidiisa, wuxuu u adeegsadaa inuu ku qariyo munaafaqnimadiisa, musuq-maasuqa, xil gudasho la’aan iyo caqli-xumo la’aan

xasan cali kheyre waxa uu xiriir dhaw la leh alshabab taasoo aduureeyso cabsi ah inuu gacanta u geliyo dalka wuxuu xiriir dhaw la leeyahay dalka Qatar iyo Fahad Yaasiin oo aaminsan inuu yahay bedelka Farmajo isla markaana uu dhaqaale ka helo Qatar. doha waxa ey wadataa qorsho cusub oo ah haduu farmaajo soo noqon waaye in ay kheyre soo saaraan

Xasan Khayre siyaasad ahaan & dhaqaale ahaanba waa la musuqmaasuqay, waxa uu xidhiidh saaxiibtinimo la yeelanayaa wakiilka Qatar Fahad Yaasiin, waxa uu Qatar ka helayaa dhaqaale uu ku shaqaaleysiiyo calooshood u shaqeystayaal.

Wuxuu si sharci darro ah awooddii Soomaaliya uga iibiyay shirkado shisheeye, oo ay ku jiraan hantida shidaalka iyo gaaska.

Soomaalidu waa in ay ku baraarugaan khatarta uu dalka ku soo fool leeyahay haddii “Khayre” uu xukunka qabto, oo uu ka daran yahay Farmaajo oo uu isu beddelo dabadhilif calooshood u shaqeystayaal ah oo caburinaya muwaadiniinta.

kuwa ku Xeeldheer siyaasadda Soomaaliya ayaa Xasan Khayre u haysta mid ka daridoono muddo kororsi uu Farmaajo sameeyo, waxaase ka sii daran,  waxa uu xiriir la leeyahay agagaxisada, taasoo kor u qaadeysa cabsida laga qabo inuu dalka u gacanta u geliyo

hassan ali Khyre waa shaqsiga kaliya ee somalida dhan iskala weyn dadka dhan xayawaano inee yihiin ayuu u heestaa wlhi rabigii noo hormariyay in aan barano wajigga dhabta ee khyre ayaa mahadsan Khyre haduu ku guuleesto damaciisa wax ay soomaaliya gali doontaa marxalada ka daran tii farmaajo

 

Post a Comment

0 Comments