Farmaajo oo bilaabey isku day inuu afgambiyo dowladda isagoo adeegsanaya ciidamo milateri garabneh ka helaayo Madeira iyo James Swan

 

qorshihii farmaajo oo maallinta baritoole bilaaban rabo

 

Laga bilaabo berri ilaa 16-ka April, Farmaajo ayaa ka shaqeynayo sidii uu u abuuri lahaa afgambi militari isagoo adeegsanaya ciidamada qalabka sida ee isaga daacadda u ah oo ay wehliyaan ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya u jooga, Francesco Madeira oo ku shaqeeya amarka Farmaajo.

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in xaaladda Soomaaliya ee ku aadan hanaanka doorasho ee Soomaaliya ay u baahan tahay in si deg deg ah wax looga qabto, Farmaajona uu ka shaqeeyo.

Taasi waxay muujinaysaa in ergayga Qaramada Midoobay uu ku lug leeyahay Farmaajo iyo Fahad Yaasiin. “Waxay caqabad ku yihiin hannaanka doorashada, waxayna khatar ku yihiin amniga Soomaaliya,” ayuu hadalkiisa ku daray.

James Swan Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa Farmaajo iyo kooxdiisa kala shaqeynaya sidii loo sii wadi lahaa talada dalka, islamarkaana loo dhibaateyn lahaa dalka iyo dadka.

Ergeyga Qaramada Midoobay James Swan oo u adeegaya danaha Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ee Soomaaliya UN-ka ayaa mas’uul ka ah fashilinta dimoqraadiyadda Soomaaliya, waana in danta guud la joojiyo.

 Farmaajo, go’aannadiisa la jaan qaadaya qorshaha Fahad iyo Farmaajo. Waxaa muuqata in go’aannada Swan ay yihiin kuwo u adeegaya danaha Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo ay taageerayaan sii socoshada xukunka Farmaajo.

farmaajo ayaa rabo malinta bari ah in uu uga faaideeyso afgambi isagoo kahelaayo taageero xoogan James Swan waxaan leenahay ninkaa waa in uu dalka isaga baxaa shacabka Soomaaliyeed ayaa kalsoonidii kala noqday James Swan.

Qarammada Midoobay ayaa mas'uul ka ah fashilinta dimoqraadiyada Soomaaliya, sababtoo ah Farmaajo wuxuu iibsaday saraakiil uu James Swan iyo kuwa kale laaluushka ka qaatay.

 

 

Post a Comment

0 Comments