Farmaajo oo eryay ku xigeenka wakiilka Midowga Afrika

 

farmaajo

A C-WARAR

Ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo oo shalay kaligii taliye farmaajo ka ceyrisay dalka ayaa waxaa aad u canbaareeyey mucardka oo ka horyimid tallaabad lagu ceeriyey Simon Mulongo

Daahir Geelle oo ah afahaywwnka midowga ayaa xaruntiisa ololaha doorashada kula hadlay saxaafadda ayaa sheegay in maamulka muddo xileedkiisu dhamaadey uu ku fashilmay in uu dadka la wadaago tafaasiil ku saabsan sababta uu u cuskadey go’aankaas

Midowga Afrika ayaa bishii tagtay soo jeediyey qorshe kaas ka duwan oo ah in howlgalka Amisom loo beddelo mid ay ku mideysan yihiin QM iyo Midowga Afrika kaasi oo dowladda federaalka ay ka hortimid mulongo ayaa la rumeysan yahay inuu yahay maskaxda ka dambeysa qorshahaas ay sida weyn u diiday dowlada

 Farmajo wuxu diidan yahay in Qaramada Midoobey lagu daro ciidamada Midowga Afrika kuwaas oo haysta hub iyo tiknoolajiyad casri ah kuwaas oo gacan ka geysanayaan ka ciribtirka argigixisada alshabaaab farmajo wuxuu balanqaaday inuu meesha ka saari doono alshabaab markii uu u tartamayay xilka madaxweynenimada taasoo uu ku guul darreystay gabi ahaanba ilaa dhamaadka muddadiisa

Dowladda waxay awood uleedahay inay soo afjarato Al-Shabaab se farmajo ayaa ka hortaaganin ay la dagaalaman sababtoo ah farmajo wuxuu alshabaab u adeegsadaa rabshada iyo qaraxyada si dalka uu u sii xukuno farmajo iyo fahad yaasiin ogolaan maayaan in al shabaab laciribtiro

 

Post a Comment

0 Comments