Maxay tahay Heeshiiska Mursal iyo Farmaajo ee muda kordhinta

 


A C-WARAR

Waxaa socday muda badan oo Qilaaf u dhaxeeyet Madaxweyne Lafta Garaan iyo Gudoomiye Murusal taas oo ah dhanka maamulka Koonfur Galbeed

Qilaafka ayaa yimid xiligii loo dooranaayey Lafta garaan Madaxwenaha iyadoona Murusal xilkaa la rabay Wasiirka Cadaalad Jaamac waxaa markaa is hortaag ku sameeyey Ra iisal wasaarahii hore Xasan Cali Kheyre isagoona xiligaa ka ga day Farmaajo Laftagaraan

Farmaajo ayaa Murusal ku qanciyey in Jaamac looga dhigaayo Wasiir

Waxii xiligaa ka danbeeyey waa jiray Qilaafka Maxamed Mursal iyo Cabdicasiis Laftagaraan

Farmaajo oo qiyaamo badan ayaa Mursal ku qanciyey Hadii uu Rabo Kursiga Laftagaraan in uu ka shaqeeyo Muda kordhin 2 sano ah isagana abaal looga dhigi doono Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Arintaa Xod Xodashada Farmaajo iyo Mursal ayaa waxaa ka war helay in booskiisa loo socdo waxuuna Dagaal u galay in uu hor istaago Muda kordhinta Labada Sano waxuuna Xalay Farmaajo u sheegay in Cadaas lagu saaray in ay heshiis keenaana ee dhanka Doorashada taa xiligaan wadaana macquul aheyd muda kordhinta

Sidaa ayaa xalay lagu fashiliyey Kulankii Baarlamaanka ee Maanta xaalkana waa in uu laftagaraan marnaba ogolaan doonin muda kordhin Farmaajo

 

Post a Comment

0 Comments