Farmaajo wuxuu khiyaanay bulshada caalamka si uu u kordhiyo xukunkiisa.

 


A C-WARAR

Farmaajo oo subaxii hore ku soi dheelmaday Teendhada afisiyoone si uu u baahiyo kulanka 5 Maamul Goboleyd

Madaxweyne Farmaajo ayaa saaka subax hore tagay Teendhada Afisyooni, sidoo kale waxaa wehliya oo ku sugan Afisyooni Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Saddexda maamul goboleed, sida Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa la sugayaa, kuwaasoo saacado la sugayo

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo sababta uu saaka subaxa hore u tagay Afisyooni ay tahay inuu baajiyo kulanka ay maanta u balansan yihiin shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

Dadka darsa arrimaha siyaasadda Somaliya ayaa aaminsan in maqnaanshaha Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo ah qorshe ay ka shaqeysay Villa Somalia looga dan leeyahay in loo muujiyo kuwa diidan doorashada Somaliya si loo saaro cadaadis beesha caalamka ah

si kastaba ma cada hadii qorshahan uu ka gadmi karo beesha caalamka maadaama walaacyada ay qabaan Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ay yihiin kuwa sharci ah oo muuqda waxaana qoraalada beesha caalamka kasoo baxay si toos ah loogula hadlay labada dhinac

Framajo oo adeegsanayo maleeshiyaad aan la garaneynin ayaa u adeegsaday in ay carqaladeyaaan shirka ka socda xerada xalane si loo baajiyo in uu sii socdo shirka si aan heshiis loo helin welina wuxuu farmajo muujinayaa in uu ku dadaalo si uu shacabka u sii dhibaateyn lahaa

 asiga oo la heshiiyey ina adeerkiisa cabdirashiid janan oo dembiyo dagaal ka galay gobolka gedo oo in mudo ah ku jiray xero uu ciidan ku soo tababarayey si uu ula dagaalamo ciidamada dowlada 

Cabdirashiid janan ayaa loo heystaa xasuuq shacab asiga oo garab ka helayo ina adeerkiis farmajo ayuu helay lacag malaayiin oo dollar iyo ticket turki ah si uu u soo raaxeysto iyada oo dowlada balan qaadeyso in uu si nabad galyo ugu noolaan doono loona magacaabi doono gudoomiyaha gobolka gedo

si uu u sii wado xasuuqa shacabka hay'ada xuquuqul insaanka ayaana dalbaneysaa in dowlada ay maxkamad ay soo saaarto janan si uu u maro ciqaabta uu mudan yahay 


Post a Comment

0 Comments