mashaariicda eey wado Qatar mahin mid binaadan nimo

 


A C-WARAR

Hussein Robili, iyo dawladiisa ayaa sabab u ah dhibaatooninka eey ku hayso QATAR somalia

Soomaaliya waxay la dhibaatooneeysaa  dhaqaalaha ay siisay dowladda Qadar  Fahad Yaasiin kaas oo ah hogaamiyaha Al-shabaab iyo al qacida

Xulashada Qatar ee dowlad goboleedka koonfur-galbeed si ay u dhisto mashaariic waxaa sabab u ah ka warqabka doorka muhiimka ah ee dowladdu ku leedahay doorashooyinka madaxtinimada ee soo socda ee Soomaaliya.

mashaariicdan oo kale wax eey fududeynayan faragelinta Qadar ee dhulka Soomaalida si eey u balaariso joogitaanjeeda somalia

Dadka Soomaaliyeed sifiican ayey u ogyihiin waxa Qadar ay ka wado Soomaaliya mana ku kadsoomi doonaan mashaariicdan beenta ah eey ka wado dalka Qatar waxa eey doo neeso ayaa ah danteeda iyo in eey hesho wado balaaran oo eey ku taa geerto argagaxisada sida al shabaab iyo al qacidah

Post a Comment

0 Comments