Halyeeyga Premier League Alan Smith ayaa Chelsea
Halyeeyga Premier League Alan Smith ayaa Chelsea u sheegay in ay iska iibiso Goolhaye Robert Sanchez kadib guuldaradii lues ka soo gaadhay Arsenal lugta 1-aad ee Semi-final-ka Carabao cup-ka Sanchez ayaa galay laba qalad oo waaweyn, taasoo sababtay in Chelsea ay guuldarro 3-2 ah kala kulanto hoggaamiyeyaasha Premier League iyo deriskooda London ee Arsenal, kulan ka dhacay Stamford Bridge habeenkii Arbacada
Smith ayaa si adag u dhaliilay Sanchez kaddib labadii gool
Smith ayaa si adag u dhaliilay Sanchez kaddib labadii gool ee ay Arsenal ka dhalisay Stamford Bridge, isagoo ku tilmaamay goolhayaha inuu ahaa “mid si xad dhaaf ah u walwalsan” isla markaana “jilicsan taasi waa wax la yaab leh, miyaanay ahayn?” ayuu Smith ku yiri Sky Sports kaddib goolkii hore ee Ben White. “Sidee ayay sidaas ugu fududahay Ben White
Arsenal wax gaar ah ma samaynin halkan. Haa
Arsenal wax gaar ah ma samaynin halkan. Haa, kubadda si fiican ayaa loo soo dhiibay, balse Sanchez waa la hor istaagay, waxaa suuragal ah xitaa inuu hor istaagay ciyaaryahan ay isku koox yihiin wuxuu gacanta u ruxay kubadda balse meelna ma gaarin. Ben White xitaa ma uusan filaynin, waa gool aad u jilicsan.

0 Comments