Real Madrid Oo Ka Walaacsan Xaalada Mbappe, Sabab

Real Madrid

Real Madrid waxay kalsooni ku qabtaa in Kylian Mbappé

 Real Madrid waxay kalsooni ku qabtaa in Kylian Mbappé uusan qabin dhaawac halis ah kaddib markii uu ka baxay waajibaadka xulka Faransiiska Mbappé ayaa dhaliyay gool kulankii ay Les Bleus si fudud uga badiyeen Azerbaijan 3-0 Jimcihii, balse waxa uu garoonka ka baxay daqiiqaddii 83-aad isagoo ka cabanaya dhaawac kuraanta ah

Xulka France ayaa markale ciyaaraya Isniinta

Xulka France ayaa markale ciyaaraya Isniinta iyagoo la kulmaya Iceland, hase yeeshee xiddiga Real Madrid kama qeyb qaadan doono kulankaas, wuxuuna dib ugu laabanayaa caasimadda Spain si loogu daweeyo Mbappé waxa uu sidoo kale jug kasoo gaaray kuraanta kulankii ay Real Madrid ka adkaatay Villarreal kahor fasaxa xulalka

Wuxuuna si gaar ah u tababaranayay isaga oo aan la shaqeynayn

Wuxuuna si gaar ah u tababaranayay isaga oo aan la shaqeynayn saaxiibadiisa xulka kahor kulanka Azerbaijan Kooxda Xabi Alonso ayaa hoggaanka u haysa La Liga kaddib markii ay ciyaareen siddeed kulan, iyadoo labo dhibcood ka sarreysa Barcelona.

Los Blancos waxay wajahayaan kulamo waaweyn oo is xiga, iyagoo marka hore dib ugu soo laabanaya garoomada iyaga oo la ciyaaraya Getafe, ka hor inta aysan martigelin Juventus tartanka Champions League 22-ka October

Post a Comment

0 Comments