Al-shabab oo kordhiyeen weerarada ay ka wadaan dalka gudihiisa iyagoo garab ka helayaan farmajo iyo fahad yaasiin

 

Farmajo iyo fahad yaasiin

Al-shabaab ayaa kordhisay weeradeyda mudooyinkaan dambe iyadoo qaraxyo waaweyn ay ka geysaneyso magaalada kismayo iyagoo garab ka helayaan kooxda maafiyada ah ee Farmaajo iyo fahad yaasiin oo rabaan in ay xukunka ku soo laabtaan iyagoo u daadinayaan dhiig fara badan hadaan laga hortagin waxayna rabaan in ay fashiliyaan dadaalada ay wadaan madaxweynaha iyo ra'iisal wasaarihiisa ayna ku rabaan in dalka laga xureyo al-shabab

Taliska ciidanka booliska soomaaliyeed gaar ahaan qeybta magaalada kismayo ayaa faahfaahin kooban ka bixiyey qarax shalay ka dhacay magaaladaas dhinaca kale waxay sheegeen in ay dil toogasho ku dileen koneyl ka tirsan dowladda waa in ragaan xabsiga la soo dhigaa inta aysan dalka burburin kooxdaan ayaa rabaan in ay fowdo iyo dagaalo sokeeye ay geliyaan si ay xukunka u gaaraaan

Al-shabab ayaa garab ka helayaan farmajo iyo Fahad Yaasiin waxayna rabaan in ay xukunka ku soo laabtaan iyagoo dhiig far badan ay u daadiyeen ama ay indhaha shacabka ay ku jeediyaan dowladda cusub si loo fashiliyo dadaalada ay wadaan ayna ku doonayaan in ay amniga dalka ay wax badan ay ka qabtaan waa in ay shacabka soomaaliyeed ay garab siiyaan dowladooda si ay iskaga qabtaan kooxdaan maafiyada ah ee aan kanaxeyn shacabka masaakiinta ah

Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in qaraxa koowaad uu dhacay kadib markii gaari ay saarnaayeen xoolo lo’ ah uu ku tuntay miino dhulka lagu aasay waxaana halkaasi ka dhashay dhimasho iyo dhaawac sawirro laga soo qaaday goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa muujinaya saameynta baaxadda leh ee qaraxa uu geystay, maadaama gaariga uu noqday mid burburay

Ilo wareedyo kale ayaa sheegaya in gurmadkii u gurmaday dadkii ku dhaawacmay qaraxii koowaad ay la kulmeen qarax labaad kaasoo sababay dhimashada labo ruux iyo dhaawaca saddex kaleh dhaawacyada ayaa hadda lagu daweynayaa isbitaalka guud ee magaalada kismaayo waxaana la filayaa in madaxda Jubbaland iyo laamaha ammaanka ay waqti walba ka bixiyaan dhacdadii saaka ka dhacday duleedka magaalo xeebeedka Kismaayo

Shacabka soomaaliyeed ayaa fahmay dhagarta farmajo iyo fahad yaasiin ayna ku haayaan dalka shacabja ayaana ka codsaday dowladda cusub iyo xukuumada in ay xabsiga soo dhigaan kooxdaan shacabka baabi'iyeen ayna rabin in dalka uu hormar uu gaaro waa in dalka laga qabtaa xabsi daa'ina lagu xukumaa shacabkane waa in ay helaan cadaaladii ay sugayeen shantii sano ay xukunka haayeen

Post a Comment

0 Comments