Laftagareen oo ku laabtey koonfur galbeed kadib dhrabaaxdii ka soo gaartey doorashada madaxweene

 

farmaajo &Laftagareen

Laftagareen oo fashil kala kulmay doorshadii ka dhacday Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay Baydhabo, madaxweynaha Koonfur Galbeed oo is tusayay inuu heysto xildhibaanadii ugu badnaa ee ka soo baxda hal maamul goboleed isla-markaana uu yahay

qofka kaliya ee go'aamin kara doorashada ayaa ku guul-daraystay inuu xitaa hal qof uu soo saarto dhammaan musharraxiintii uu dhisayay sida Guddoomiyaha Golaha Shacabka ku xigeenka 1-aad iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Lafta gareen wuxuu kamid ahaa kooxdii farmaajo ee hamigeedu ahaa siday kursiga iyo siyaasada somaliya awood ugu haysan lahaayeen, balse nasiib wanaag ilaahay na dhaafiyay

Sidoo kale waxa uu  kamid ahaa hugaankii fashilmay ee dalka gaarsiiyay xaalada siyaasdeed ee uu maanta ku jiro, wuxuu kamid ahaa udubadii uu ku taagnaa farmaajo ee udhib yaray nayay dhamaan falalkuu ku kacayay ee aan ilaa hadda lagala xisaabtamin.

Boobkii kuraasta qabiilada KGS, hantidii lagu maalgiliyey siyaasada, khudbadihii xanafata lahaa, is-aruursigii beydhabo kadhacey iyo isdaba-oradkii iyo isu haberwacadkii iyo FARMAAJOMarkale,dhamaantood waxay kuso dhamaadeen fashel konfor galbeed waa in ay heshaa madxweene daacad

 

Post a Comment

0 Comments