farmaajo kaligii taliye oo la soo baxay marsiyo cusub

 


A C-WARAR

Warar isa soo taraya ayaa ka soo baxaya Villa Somalia oo sheegaya in la baajiyay booqashadii Madaxweyne Farmaajo iyadoo la joojiyay masuuliyiin badan oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya

Iyo dhamaan dadka kale ee sida gaarka ah u daneynaya Madaxweyne Maxamed C / llahi Farmaajo.Waa talaabo dad badani u fasirteen marmarsiinyo cusub oo madaxtooyada ka soo baxdey

Farmaajo ayaa baajiyay kulamadaas, isagoo u sababeynaya jiritaanka Covid 19 wuxuuna waxaas oo dhan u sameynayaa inuu waqtiga ku dheereysto maxaa yeelay wuxuu ka baqayaa in doorasho la qabto oo loo ogolaado inay doorasho ka dhacdo dalka, Farmaajo wuxuu sii wadaa been abuurka dastuurka iyo dacaayadaha.

Si uu xukunka usii joogo, Farmaajo wuxuu bilaabay inuu joojiyo la kulanka raiisul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda kale isagoo ku andacoonaya inuu jiro COVID-19 ayna been tahay inuu qorsheynayay inuu dib u dhigo shirarka looga hadlayo doorashooyinka iyo horumarka siyaasadeed ee hada jira. Si loo xaliyo Khilaafyada u dhexeeyo isaga iyo mucaardka

Cudurka corona ayaa kamid ah iskudayga uu qaswade farmaajo ku mar-marsiyoonayo si aanu uga qaban doorasho dalka  xukunkana usii hayo.

Kaligii taliye farmaajo Dalkana wuxuu la damacsanyahay Doorasho la`aan, siyaasad xumo,cabudhin iyo  nidaam kali talis ah oo dalka gabi ahaan awood ku xakameeya.

Mudoo sodon sano ah somaliya waxay ku sugnayd burbur iyo dawlad la-taasi oo uu sababy  nidaam kali-talis ah.oo uu hugaamiye ka ahaay adeerkii farmaajo

Post a Comment

0 Comments